|
|||
Gabileynewsonline.com
Agaasimaha Duulista iyo Wasiirka Hawlaha Guud Oo Dhagax Dhigay Madaarka Laascaanood.
July 6, 2015 - Written by adminMadaarka Magaalada Laascaanood ayaa maanta la dhagax dhigay bilowga mashaariic horumarineed oo laga fulinayo.Madaarka oo ay dhagax dhigeen Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Somaliland Md, Cumar-Sayid Cabdilaahi Aadan, Wasiirka Hawlaha Guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed iyo maayarka Laascaanood. Maashaariicdan laga Fulinayo madaarka Laascaanood oo ay kharashka ku baxay iska kaashanayaan Xukuumadda Somaliland iyo ganacsato deegaanka ah ayaa maanta la bilaabay. waxa ka daga maalin kasta diyaarad cargo ah oo sida qaad. waxaan ka soo samaynay wasaarad ahaan report si deg-deg ah wax loogaga qabanyo arimaha kale ee garoonku u baahan yahay sida:-
arimahaas oo wasaarad ahaan aanu si deg deg wax uga qaban doono insha allaah., waxa goob joog ahaa madaxii gobolka intoodii badnayd haday tahay dhaqan haday tahay madaxdii gobolka ganacsatadii iyo dadweyne kalaba.” Ayuu yidhi Agaasime Cumar Sayid.
COMMENTS
|
Latest News
|