Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Bahda Haldoornews oo Hambalyo udiraya Umadda Muslimiinta ah ee Barri ku Ciidi doona Dunida Dacaladeeda.
July 16, 2015 - Written by admin

Dhamaan Maamulka, hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha kala Duwan ee Haldoornews.com meel kasta oo ay dunida ka joogaan waxay Hambalyo udirayaan umadda Muslimiinta ah meel kasta oo ay joogaan oo aanu leenahay Ciid Mubaarik, illaahay ha inaga Aqbalo Soonkii iyo Cibaadadii Bisha Barakaysan ee Ramadaan ayno soo Samaynay.

Dalka Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in maalinta Barri ah ay Ciid tahay iyada oo dal badan oo islaam ahna laga Arkay bisha oo maalinta barri ah Si wayn looga Ciidi doono Wadamada islaamka.

 

Maamulka Haldoornews

Frankfort Germany

haldoornews@hotmail.comEid-Mubarak-Images

COMMENTS
Latest News