Ciidamada Booliska Somaliland oo Maanta Heegan Culus la Galiyay iyo Taliye C/laahi Fadal Iimaan oo ka hadlay Arintaasi.
July 21, 2015 - Written by admin
Ciidanka Booliska Somaliland ee Gobolada iyo degmooyinka dalka ayaa galay heegan maanta oo salaaso ahayd, iyadoo saraakiisha u sareeya ciidankaasina ay ka hadleen sababaha keenay in xiligan heegan la geliyo ciidamada ammaanka gudaha.