Daawo Dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Arabsiyo oo sida fiinta uga qayliyey hanaanka maamul ee gudoomiyaha magaaladaas baaqna udiray Xukuumada.
July 22, 2015 - Written by admin
Cabashadan ka soo Yeedhay Dadweynaha Magaalada Arabsiyo ayaanay ilaa Haatan waxba ka Qabanin Xukuumada iyo Wasaarada Arimaha Gudaha oo ku shaqo leh…..