Dhamaan Bahda Haldoornews Waxay Hanbalyo U Dirayaan Meherka Xuseen Guuleed Jamac ( Afgaab ) iyo wariye : Nimco Omer Maxamed ( Samriye )
July 24, 2015 - Written by admin
Dhamaan maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha kala Duwan ee Dunidada Dacaladeeda ku kala Sugan ee Warbaahinta Haldoornews Waxay Hambalyo kal iyo laab ah udirayaan Meherka. Xuseen Guuleed Jamac (Afgaab) iyo wariye: Nimco Omer Maxamed (Samriye) oo Meherkoodu Ka Qabsoomay hotel mansoor ee waa Magaalada Hargeysa.Waxaan Leeyahay Noqda Qoyskii Isku Waara, Isku Raaga, Aqal-galkoodana Ku Gaadha Bash Bash iyo Barwaaqo. Waxaan Ugu Ducaynayaa Ducadii Rasuulka CSW ugu Ducayn Jiray Munaasibadaha Noocan oo Kale Ah. BAARAKALAAHU LAKUM WABAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAYNAKUMA FIL KHAYR WA BIL KHAYR. AAMIIN AAMIIN AAMIIN