Published:

FB_IMG_1437741210354Dhamaan maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha kala Duwan ee Dunidada Dacaladeeda ku kala Sugan ee Warbaahinta Haldoornews Waxay Hambalyo kal iyo laab ah udirayaan Meherka. Xuseen Guuleed Jamac (Afgaab) iyo wariye: Nimco Omer Maxamed (Samriye) oo Meherkoodu Ka Qabsoomay hotel mansoor ee waa  Magaalada Hargeysa.Waxaan Leeyahay Noqda Qoyskii Isku Waara, Isku Raaga, Aqal-galkoodana Ku Gaadha Bash Bash iyo Barwaaqo. Waxaan Ugu Ducaynayaa Ducadii Rasuulka CSW ugu Ducayn Jiray Munaasibadaha Noocan oo Kale Ah. BAARAKALAAHU LAKUM WABAARAKA CALAYKUM WAJAMACA BAYNAKUMA FIL KHAYR WA BIL KHAYR. AAMIIN AAMIIN AAMIIN

guurkiinu guur khayr

Gurigiinu guri nagi

Guuloow ka yeel

Aaameen aaameen ?

gFB_IMG_1437741223470FB_IMG_1437741253654

FB_IMG_1437741216114 FB_IMG_1437741219275

FB_IMG_1437741226204

News Related