Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Fanaaniinta Xidigaha Geeska oo ku Soo noqday HCTV iyo Barnaamijka Ciida iyo Nimco Samriye oo la isku Arki Doona Ha moogaanin.
July 15, 2015 - Written by admin

Fanaaniinta  loogu Jecelyahay Gayiga Somalida ee Xidigaha Geeska oo Habeenka Ciida Barnaamij Xiiso badan ku Qaban Doono Tv-ga Horncable Tv  xaruntiisa Magaalada Hargeisa, barnaamijkaasi oo ay daadihin doonto Wariye Nimco Cumar Maxamed (Nimco Samriye) kala soco haldoor news oo idiin soo gudbin doona barnaamijkaasi

Fanaaniintan oo hanaqaadkoodii hore uu soo barbaariyay Hctv ayaa hore uga wacad furay kana huleelay balse waxaa isfahan ka dib usoo laabtay fanaaniintan oo qaar badan oo ka mid ahi ka baxeen sida lamaanaha loogu jecelyahay ee Mursal muuse iyo khadra sinimoo halka nimcaan hilaac oo somaliwayn kula ciidayo maalinta ciida muqdisho.

 

Xidigaha Geeska ayaa habeenkan la filayaa inay soo bandhigaan wajiyo cusub oo kusoo biiray kooxda iyo heeso cusub oo abwaankooda laabsalaax balan qaaday inuu habeenkaasi bulshada reer somaliland kula ciidi doono.1 2 3 4 5 7

 

Haldoornews.com

haldoornews@hotmail.com

 

 

 

COMMENTS
Latest News