|
|||
Gabileynewsonline.com
Kooxda Sagal Jet ee Degmada Wajaale oo ku Guulaystay Koobkii Kubadda Cagta ee Bisharamadaan Wajaale.
July 16, 2015 - Written by admin
ugu horayn waxa halka ka hadlay gudomiyaha shirkada sagal jet ee gob gebilay abdi yusuf dahir kuna dheraday shirkadu siday u dhiirigaliso dhalinta isago shegay inay jamacada ka qatan arday i saraysa shaqo aburna u sameyan dhalinyarada wajaalena shegay inay qadan donan mamulka magalada wajaale iyo madaxweynaha j.somalilanda kacodsaday in ay dhiri galiyan dhalinta madaxweynahana u gudbiyay in aanu qurbajoogta oo kaliya xaflad u qabanine uu iyagana dib u eego dhalinta qodal jogta ah ama dalka joogta, dhalinta sonyo ka codsaday in ay soo dhafaan casimada ee aan markaliya lagu arag wajaale,
xoghaya deg aya isna ka hadlay waxa soo gunanaday gud xigenka deg ahna ku simaha mr mursal halkana ku gudonsiyay koobkii iyo hadiyadihii kale ee loogu talagaly ciyartoyadii 123
Haldoornews.com
COMMENTS
|
Latest News
|