Published:

1 2 3 4 5 6 7 8 9Wajaale (Haldoornews)-waxaa maanta lagu soo gababeyay koobkii ramadanta ee ka socday degmada wajaale waxaana isku soo hadhay labada kooxood ee ku kala ciyarayay kooxda sagaljet wajaale iyo kooxda policeka wajaale waxayna guushu ku racday 2 iyo 1 kooxda sagal jet oo dhashatay 2 xaflad balaadhan oo loosameeyay Dhamaadka koobka oo lagu qabtay hotelka maka mukarama ayaa waxa ka soo qaybgalay gudomiyaha shirkada sagaljet ee gobolka gebilay iyo gudo.xigenka ahna ku simaha gudomiyaha degmada mr mursal . xoghayaha fulinta wajale gudomiyaha sportiga ee wajale iyo dhaman ciyartoyadii

 

ugu horayn waxa halka ka hadlay gudomiyaha shirkada sagal jet ee gob gebilay abdi yusuf dahir kuna dheraday shirkadu siday u dhiirigaliso dhalinta isago shegay inay jamacada ka qatan arday i saraysa shaqo aburna u sameyan dhalinyarada wajaalena shegay inay qadan donan mamulka magalada wajaale iyo madaxweynaha j.somalilanda kacodsaday in ay dhiri galiyan dhalinta madaxweynahana u gudbiyay in aanu qurbajoogta oo kaliya xaflad u qabanine uu iyagana dib u eego dhalinta qodal jogta ah ama dalka joogta, dhalinta sonyo ka codsaday in ay soo dhafaan casimada ee aan markaliya lagu arag wajaale,

 

xoghaya deg aya isna ka hadlay waxa soo gunanaday gud xigenka deg ahna ku simaha mr mursal halkana ku gudonsiyay koobkii iyo hadiyadihii kale ee loogu talagaly ciyartoyadii 123

 

Haldoornews.com

Haldoornews@hotmail.com

News Related