Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland oo socdaal ku Tegay Magaalada Gabiley+Goobo uu kormeer ku Sameeyey……Daawo Warkan
July 30, 2015 - Written by admin
Gabiley(Haldoornews)-Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta soo kormeeray Mashaariic waxqabad oo laga hirgaliyay Magaalada Gebilay.