|
|||
Gabileynewsonline.com
Madaxwayne Siilaanyo oo Madaxtooyada ku Qaabilay Wafti ka socday Dawlada Ingiriinka iyo Heshiis Cusub oo uu la Saxeexday
July 24, 2015 - Written by adminMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hogaaminaayo Wasiirka Dawlada ingiriiska u qaabilsan xidhiidhka horumarinta caalamiga ah Min. Grant Shapps, oo ay wehelinayso safiirka Somaliland iyo Somaliya u qaabilsan Ingiriiska fadhigeeduna yahay Adis-ababa. Amb. Harriet Mathews.
COMMENTS
|
Latest News
|