Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Magaalada Kassel ee Dalka Jarmalka oo Si wayn looga Xusay Munaasabada Ciidul Fidriga iyo Somalida ku Dhaqan halkaasi oo isugu Soo baxay Goobaha Salaadan lagu Tukanayay oo aad ufaro badanaa.
July 17, 2015 - Written by admin

20150717_090924 20150717_090932 20150717_093349 20150717_101337 - Copy 20150717_101342 - Copy DSCI0112 DSCI0121 DSCI0128 DSCI0129 DSCI0137 DSCI0139 DSCI0151Subaxdii hore ee Saaka ayaa Muslimiinta ku dhaqan Magaalada Kassel iyo Guud ahaan dalka Jarmalku isugu Soo Baxeen Salaada Ciida halkaasi oo ay isugu hambalyaynayeen Farxada Maalinta Ciidal Fidriga Awgeed.

Daawo Sawirro ku Saabsan Dhalinyarada Somalida ee ku dhaqan Magaaladaasi oo ku Faraxsan Munaasabada Maalintan Qiimaha Badan ee Ciidul Fidriga goor dhawna la soco Barnaamijkii Salaamaha Ciida oo aanu haldoornews.com idiinku soo gudbin doono..

 

Haldoornews.com

Kassel Germanay

haldoornews@hotmail.com 1 - Copy 20150717_090942 20150717_093349 20150717_095819 - Copy 20150717_101342 20150717_101503 - Copy 20150717_101506 - Copy DSCI0115

COMMENTS
Latest News