Masuuliyiinta Dekeda iyo Haamaha Shidaalka oo ka Adkaysan waayey Dhaliisha Mucaaradka ,ee in ay Bixiyeen Dhul Dekeda ka Tirsan….DAAWO Jawaabtooda.
July 12, 2015 - Written by admin
Berbera(Haldoornews)- Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Ka Jawaabay Eedaha Mucaaridka ee Horumarka Dekeda Berbera iyo Maareeyaha Haamaha iyo Gudomiye KUxigeenka Gobolka Saaxil oo shirkaasi jaraaid ku wehelinayayey iyo shirkada dhisaysa dhismaha dekeda