Qoraa Da yar oo soo Bandhigi Doona Dhawaan Buug la Yidhaahdo Siyaasad Dhaqameed.
July 30, 2015 - Written by admin

Qoraagan oo aan Da’ ahaan Gaadhin 15 Sano jir ayaa Noqonaya Qoraagii ugu Da’da Yaraa ee soo Bandhiga Buug Cusub oo uu Gacantiisa ku Qoray.