Sahra Halgan oo iyadna isaga Hayaantay ka Mid ahaanshaha Xisbiga Wadani oo Dariiqii Xibnihii Hore Raacday+Akhriso Waraaqda Iscasilaadeeda.
July 26, 2015 - Written by admin
Hargeysa(Haldornews)-Fanaanada Caanka ah ee sahra axmed maxamuud (sahra halgan) oo ka mid ah xubnaha calculus eek u jira xisbiga mucaaradka ah ee wadani ayaa ku dhawaaqday in ay iska casishay xubinimadii xisbigaasi iyo ka sii mid ahaanshihiisaba.
Sahra halgan soo soo saartay warqad ay ku cadaynayso is casilaadeeda oo ay u dirtay gudoomiyaha xisbiga wadani c/raxman ciro oo nuqul ka mid ah soo gaadhay shabakada wararka ee Haldoornews waxaa uu u dhignaa sidan.
