|
|||||
Gabileynewsonline.com
Shantan Talabo Hadad Raaco waa Hubaal Farxada Nolosha Inaad Hantidaday
July 28, 2015 - Written by admin1- Hadii aad saxan tahay, uma baahnid in aad xanaaqdid, Hadiise aad qaldan tahay xaqba uma lihid inaad xanaaqdid..! 2- Dulqaadka aad qoyskaada u muujiso waa Jaceyl Dulqaadka aad dadka u muujiso waa Xushmad / Qadarin Dulqaadka aad naftaada u muujisana waa kalsooni aad isku qabto. 3- Weligaa aad ha uga fekerin wixii aad soo dhaaftay, waxey kugu dhalin kartaa xusuus qaraar. 4- Imtixaan kastoo nolosha ah wuxuu ku tusaa wel wel ama rajo wanaagsan Dhib kastoo kusoo marana wuxuu kaa dhigaa qof jaba, ama qof sii jira oo ad adag. 5- Ha raadinin qof waji qurxan leh, balse waxaad raadisaa qof qalbi wanaagsan leh,
COMMENTS
|
Latest News
|