Gabileynewsonline.com
Halkan ka Daawo Qaabka Loo Qurxiyay Garoonka Hargeisa Stadium ee Ciyaaraha Goboladda Dalka lagu Qaban doono Dhawaan iyo Muuqaalkiisa oo noqday Mid indha Dadwaynaha Soo Jiitay.
August 21, 2015 - Written by admin

garoonHargeisa Stadium oo garoonka heerka caalami ah ee ku yaala magaalada Hargeisa iyo guud ahaan Somaliland aya dhowaan lagu sameeyey casriyeyn si buuxda loogu sameyey guud ahaan garooonkaas , iyada oo lagu goglay dooga macmalka ah isla markaana loo dhameystirya dhammaan adeegyada casriga ah ee garoomadu ay leeyihiin . Hargeisa Stadium aya lagu wada inuu marti geliyo, ciyaaraha heerka gobol oo lagu wada in halkaas aya ka dhacaan dhowaan , iyada oo ciyaaraha heerka gobol oo sannadkan lagu wado inay ka koobnaanadaan lab weji oo qeybta koowaad ay ka dhici doonto gobolada Awdal iyo Togdheer halkaas oo ay wareeg isreeb -reeb ah k ugeli doonaan gobolada Somaliland oo dhan iyada oo wejiga labaad uu ka dhici doono Hargeisa oo ay kuwada ciyaari doonaan gobolada wareega koowaad ka soo gudba oo noqon doona sideed kooxood . hadaba wakhti xaadirkan aynu ku jirno aya diyaargaroowga ay ciyaaryahanada iyo macalimiinta goboladu ay ku jiraan laga dareemi karaa gobolada Jamhuriyada Somaliland iyada tababaradii ay bilaabeen xulalka gobolada uga qeyb galaaya tartanka gobolada Somaliland

 

contact@haldoornews.com

COMMENTS
Latest News