Shabakada Gabiley News Network
Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews oo Hambalyo Meher Wacan udiraya Cabdirahman Cismaan Isbatoore iyo Hibo Maxamed Cali oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor Magaalada Hargiesa, waxaanu leenahay noqda labadii isku waara ubad khayr qabana kala hela. Aamiin aamiin.
Maamulka Haldoornews.com
haldoornews@hotmail.com