Daawo Muuqaalka Arooskii laba Caruur ah oo aan Qaangaadhin oo Xalay Hargeisa ka Dhacay iyo Layaabka Ciyaartii ay madasha kusoo Bandhigeen.
August 7, 2015 - Written by admin
Hargeysa (Haldoornews) waxaa habeenkii xalay ah ku aqal galay magalada hargeysa lamaanihii ugu da,da yaraa abid ee is guursada oo da,dooda lagu sheegay inay tahay 11 jir iyo 13 jir. waana arin ugub ku ah dhamaan umada somaliyeed gaar ahaan umada somalailand. dhacdadan oo ahayd mid mudooyinkii danbe ugu hadal haynta badnayd barahay ay ku kulmaan dawaynuhu iyo mareegta internetkaba.
waxaanu leenahay alle ha idinka yeelo reerki lagu nasto ee lagu nagado aaameen