Halkan ka Daawo Fanaanada Caanka ah ee Hodan C/raxaan Dheere oo Hees u Qaaday Madaxwayne Siilaanyo
August 1, 2015 - Written by admin
Fanaanada Caanka ah ee Hodan C/raxmaan dheere ayaa Hees Cusub uqaaday Safarkii Madaxwayne Siilaanyo gobolada Dalka kusoo maray iyada oo Hogotusaalaysay Heestani in uu Daaweeyo Tabashada Bulshada.
