|
|||
Gabileynewsonline.com
Hambalyo Meher Wacan Dr Maxamed Mustafe Cabdi Cawed Cali Iyo Niciima Shiikh Cali Warsame oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Burco.
August 11, 2015 - Written by adminAabo Mustafe cabdi cawed iyo xaskiisa
Nasir cabdi cawed iyo.xaaskiisa
Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo iyo Bogaadin iyo Tahniyada U Dirayaan Meherka Boqorka iyo Boqorada
Sidoo Kale Waxa IYaguna Hambalyo iyo Bogaadin iyo Tahniyada U Diraya Meher Meherka Boqorka iyo Boqorada.. Cabdimalik Mustafe Cabdi Cawad iyo ilma Mustafe Cabdi Cawad indhadeero Waxay Hambalyo iyo Bogaadin iyo Tahniyada U Dirayaan Meherka Boqorka iyo Boqorada
Sidoo Kale Waxa IYaguna Hambalyo iyo Bogaadin iyo Tahniyada U Diraya Meher Meherka Boqorka iyo Boqorada.. Cadikariim Siciid Saalax iyo Xaaskiisa Mahda Saalim Cubeyd Iyo Caruurtiisa Oo kala ah Maxamed Cabdikariim Siciid Yuusuf Cabdikarim Siciid Nada Cabdikariim Siciid Anwar Cabdikariim Siciid. Dhamaan Dadkaasi Waxay Hambalyo iyo Bogaadin iyo Tahniyada U Dirayaan Meherka Boqorka iyo Boqorada
Oo meherkoodu ka dhacay magaalada burco 10 Aug 2015 Waxay Illaahay uga baryayaan inay noqdaan qoyskii isku waree ubad khayr qaba Eebe Kala Siiyo Aami aamin aamin. Dhamaan Shaqaalaha iyo HawlWadeenad SHirkada Wadaniga ah ee Indhadeero Group Of Company Xarumaha Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Laamaha Dabad ayaa sidoo kale Hambalyo Taasi Lamid ah u diraya Qoyska ilma Xaaji Cabdi Cawad Cali Meelkasta Oo ay Aduunka ka joogaan waxay hambalyo aan laso koobin Karin Gaadhsiinayaan Dr Maxamed Mustafe Cabdi Cawed Cali
COMMENTS
|
Latest News
|