11005927_1070034843010740_32957507_n (1)Haaa malaa waxad xasuusatay heestii saaado cali warsame Somalia u qaaaday haa wa sax lkn u jeeda da aan ka leeyahay waa somalliland ayaa xaaladi ay fanaanadu ka sheekaynaysa ku jirta

Ma ah mid ku cusub Afrika iyo waliba Somaliland MUDO kordhintu wa mid ahayd soo jireen in xal la keeno haday doorasho dhaci waydo oo si uun wax loo wasteeyo lkn may dhicin waligeed tan hada jirtaa

Madaxa meel ka saraysa oo la salaaxa ma jirtee madax waynaha Somaliland axmed siilanyo dalka isga maamulo oo xal ayaa la rabay in uu ku dhawaaqo Isaga oo tix raacaya heshiiski xisbiyada qaranku gaadheen Hasa ahaataa arintiisu waxay noqotay hebelaw hebel ha u jawaabo

Ma ahayn mid ku haboon in wasiiro qaar hanjabaaan ama taliye bolic hadlo isagoo dalkuba ku jir qas siyaasadeed oo ilaa hada xalkeeda la hayn mana ahayn in madaxwayne siiilany intuu aamusa yidhaa guurtibaa hadli wayd

Ma garanayo in ay jirto sababo caafimad daro oo la so gudbooonatay si uu shacabka uula hadlo ama xaalada dajiyo si uuga sheego dhagaha bulshada xaaladu halkay maraysa

Xisbiyada waxaa la mooda inay ka badbadinaya sina waxaa loo mooda in saxanyihiin

Markay talo qaran iskuugu yidhaayana waxaa lo moodaa in khaldanyihiin maxaa yeelay qaran la dhisaa maaha arin fudud ama maalin la isku yimaado laga doodi karo sidaaad awgeed qaranku uuma baahna nabad galyo daro iyo buuq siyaasadeed oo gacan ka hadal gaadha

Maxaa xalaa

Waxaa xala in la fuliyo heshiisyada ay gashay xukuumadu aydoo guurtida lagu qanciyo 2 maalilood gudohood inay aqblaaan soo jeedintii xisbiyada si xal looga gaadho arintan .

Madaxwaynaha qaranka waxaa la gudbooon in uu la hadlo shacbigiisa isla markaana uuga xal waramo siday wax u jiraan

Xisbiyada waxaan leeeyahy {Hoombaro libaaxbay soo wadaa } waar mudaharaadada iyo waxaad samynaysaan balaayo ayay soo wadaane mudaharadada africanka wuxuunbaa kaga xumaadee dalka khalkhlaka ka daayo oo arinta fadhi ku dhameeya

 

Mukhtar Mohamed mahamud

Studant at Admas University

Department of sociology and social work

Tell : 0634148717

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here