|
|||
Gabileynewsonline.com
Tacsi Marxuum Cabdi Maxamed Faarax Oo 03.07.2015 Ku Geeriyooday, Laguna Aasay Magaaladda Burco.
August 6, 2015 - Written by adminAnnaga oo kala ah dadka hoos ku qoran waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan qoyska reer Muuse Guun, gaar ahaan reer Axmed Xusseen Muuse Ubadka iyo Oorida uu ka baxay Marxuum Axmed Xusseen Muuse oo 03.07.2015 ku geeriyooday, laguna aasay magaaladda Burco ee gobolka Togdheer. Dadka tacsida dirayaa waxay kala yihiin:
Dhamaan dadkaasi waxay marxuumka Ilaahay uga baryayaan in uu Jannadiisii Fardawsa ka waraabiyo, ehelka, asxaabta iyo qoyska uu baxayna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin………..Aamiin. Waxa kale oo Tacsi Taa Lamida Diraya: Dhamaan Reer Abdillahi Sool Kuna Socota Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Axmed Xusseen Muuse . Inalilaalilaahi wa inalilaahi rajacuun, Aniga oo ah Osman Abdillahi Sool iyo Dhamaanba Qoyska Reer Abdillahi Sool waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Axmed Xusseen Muuse Oo ku geeriyooday magaaladda Burco. Aamiin………Aamiin.
COMMENTS
|
Latest News
|