|
|||
Gabileynewsonline.com
Waftigii Madaxwayne Siilaanyo oo Hargeisa kusoo Guryo noqday iyo Shacabka oo Surbacaad Biyo la,aaneed la tiicaya Wakhti madaxwaynihii Taxtaxaashayo Gobolada Dalka.
August 3, 2015 - Written by adminWeftigii Madaxweynaha Qaranka Somaliland oo galabta ku soo laabtay Caasimada Dalka ayaa si weyn oon loo kala hadhin waxa loogu soo dhaweeyey jidadka caasimada oo la odhan karo waxa uu la ciir-ciirayey galabta dadweyne aad u tiro badan oo sida aad sawirada ka aragtaanba isugu soo baxay wadooyinka waa weyn ee badhtamaha caasimada kuwaasi oo si farxad iyo qiiro wadaniyadi ku dheehantahay ula dhacsanaa hawlaha adag ee uu madaxweynaha qaranku ka soo qabtay jiidaha hore ee dalka isaga oo muddo 8 maalmood ah ku guda jiray socdaal dheer oo uu ugu kuurgelaayey xaalada gobolada bari iyo halka ay marayso wadadii ceerigaabo oo laga gaadhay guul wax ku ool ah lana dhamaystiray 150KM.
COMMENTS
|
Latest News
|