|
|||
Gabileynewsonline.com
Wariye ka Tirsan Tv-ga Qaranka Somaliyeed oo Muqdisho ku Dhex labisatay Calanka Somaliland iyo Hanjabaad ay kala kulantahay Maamulkeeda.
August 12, 2015 - Written by adminWeriyihii kowaad ee lagu arko magaalada Muqdisho iyado Ku labisan Calanka somaliland muno cumar xasan oo ah weriye ka tirsan Television ka Qaranka somaliya kana shaqaysaa Wasaarada Warfaafinta somaliya xarunteeeda Magaalada Muqdisho ayaa ku soo Shaqo tagtay Dress ay ka Tolatay Midabada Calanka somaliland Shaqalaha wasaarada ay ka wada Shaqeeyaan ayaa ku boobay sawiro Taas oo Markii danbe khilaafka ku dhex maray mid ka mida madaxda wasaarada oo u Sheegay In Halkan Tahay Wasaarad Dawladeed oo aan looga baahnayn Labis Shaki Abuura Kana Waantowdo wax Yaabo u ku Sheegay Qaran Dumis nimo Iyadoo Muuna ka Gaabsatay Mar wax laga waydiiyey Ujeedada ay ka lahayd dreesskan kan ka samaysan Calanka somaliland kuna adkaysatay inay Xor u tahay Dharkeeda Isku soo wada duubo muna ayaa noqonaysa Qofkii koowad ee dumar ah ee ku xaragoota Calanka somaliland iyadoo Joogtaa magaalada muqdisho una shaqaysa dawlada somaliya Taas oo laga bixiyey fekero kala duwan
COMMENTS
|
Latest News
|