Wasiirka Warfaafinta C/laahi Cukuse oo Biyo Dhaamis kaga Dhawaaqay Biyo Dhaamis Degdeg ah in Loo Sameeyo Dadka Deegaanka.
August 1, 2015 - Written by admin

Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Cukuse oo uu wehelinaayo Wasiirudawlaha Maaliyada Cadaani ayaa burco kaga dhawaaqay Biyo dhaamis degdeg ah oo uu madaxweynuhu iclaamiyey maanta 01.08.2015 in guud ahaan goobaha ay ka jirto biyo la’aantu la gaadhsiyo booyadaha biyaha dhaamiya loona gurmado shacbiga iyo xoolaha ooman.