Gabileynewsonline.com
Xasan sheekh oo Xildhibaano Tiradoodu Gaadhay 90 ay ka keeneen Xil ka Qaadis+Akhriso Waraaqda ay Shir gudoonkau Gudbiyeen.
August 13, 2015 - Written by admin

Muqdisho(Haldoornews)-Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay mooshin xil ka qaadis ah ay ka gudbiyeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kuwaasi oo sheegay in ay waxyaabo badan madaxweynaha ay ku eedeenayaan.

Xildhibaanada gudbiyay mooshinka ayaa gaaraya ilaa 100-xildhibaan oo sheegay in lix bil ay kasoo shaqeenayeen mooshinkaasi.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa kamid ah xildhibaanada kar karinaya mooshinkaasi waxana uu sheegay in madaxweynaha uu ku tagri falay awooda wadanka.

Sidoo kale Xildhibaanad Ubax Tahriil oo kamid ah xildhibaanada mooshinka gudbiyay ayaa sheegtay in eedeymaha lagu heesto madaxweynaha ay kamid tahay in shaqaalihii dowladda ay mudo badan aysan qaadan wax lacag ah ama mushaaradkoodi sida ciidamada qaranka.

Halkaan hoose ka aqriso  Warqada mooshinka ee laga gudbiyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya.

warqada xasan

warqax xasan2

warqada xasan 3

xasan 4

xasan 5

xasan 6

xasan 7

xasan 8

 

Haldoornews.com

E-mail: Haldoornews@hotmail.com

Muqdisho office

COMMENTS
Latest News