Published:

Gabiley(GNO)-Badhasaab ku xigeenka gobolka gabiley ayaa maalimahii ugu ku hawlanaa olole ka dhan soo celinta xoghayihii hore ee tog wajaale c/naasir

badhasaabku xigeen cali case ayaa ku mashquulsanaa sidii loo bedeli lahaa maayirka iyo xoghayaha haatan ee wajaale si uu ugu hir galo damaciisa gaar ahaaneed ee ku rabo inuu marlabaad dib ugu soo celiyo jagada xoghayihii ee wajaale oo isku beel ka soo jeedaan

isagoo ka faa’iidaysanaya isku daygii wasiirka warshadaha Shuceyb maxame muuse uu ku rabay in xilka laga qaado maayirka degmada wajaale iyo  maqnaashiyaha badhasaabka gobolka gabiley mustafe shiine

dhankale waxaa  maalimihii ina soo dhaafay  badhasaabku ka dhawaajiey inay jiraan wasiiro faro galin ku haya xubnaha gobolka  inta uu joogana  aan si sharci daro ah looga qaadin xilka ay ummada u hayaan

News Related