Published:

Daawo Siwiradda: Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Oo Maanta Si Ramsi Ah Xilkii Wsaaaraddaas u Wareejinaya

 Hargaysa:(GNO)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyadda Xirsi Cali X. Xasan,ayaa maanta xilkii wasaaradda ku wareejinaya Wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.
Munaasibadda Xil-wareejinta,ayaa waxay ka dhacaysaa Aqalka Madaxtooyadda,waxaana la filayaa in Khubaddo door ah oo taabanaya Marxaladda Siyaasadeed ee uu haatan Dalku ku jiro laga jeediyo Madasha,iyada oo aanay ka madhnaan doonin Kaftn iyo Xifaalayn Siyaasaddeed.12111098765


m1

m2

    

News Related