|
|||
Gabileynewsonline.com
Dawlada djibouti ee uu hogaamiyo madaxweyne geele oo ku fashilantey dacwadii ay ku waday maal qabeenka reer jabuuti MR: Abdirahman Mohamed Mahamud boreh
November 3, 2015 - Written by adminDawlada djibouti ee uu hogaamiyo madaxweyne geele oo ku fashilantey dacwadii ay ku waday maal qabeenka reer jabuuti MR: abdirahman mohamed mahamud boreh ee ka socotey arliga dalka ingiriiska.By maxamed jeex Sida ku cad warqadan ku qoran afka ingiriiska dacwadaas waxaa ku guulaystey mudane abdirahman boreh sida ay noocadeeyeen dad goobjoogayaal ahi waxay sheegeen iney maxakamadu ay la yaabtey dadkii uu soo dirsadey ina geele ee rabay iney furaan markhaatibenalayaal taasoo dhamaan u suurta galiweyday wixii ay wateen kuwii uu soodiray ina geele. Nimankaas uu soo xoshay ina geele dhamaantood waxaan ka ahayn 2 labo nin waxay ahaayeen reerka uu yahay madaxweynuhu waana sidan magacyadoodu Hadaba fashilaada ugu weyn ee meesha ka dhacday waxay tahay markii raysal wasaarihii hore ee dalka jabuuti uu markhaati lama filaan ah kooxdii soo diratey uu ku cadeeyey,hadalkaasina wuxuu badaley dhamaan qadiyadii dacwada,wuxuuna markiiba xaagingii u cadaatey in dhamaan dacwada lagu soo oogay MR: boreh iney ahayd been abuur uu soo samaystey ama uu soo qorsheeyey madaxweyne ismail omar guelle. Waxaa is weydiinleh qadhaadhka ay maxakada caalamiga ah ee dalka UK maxay ka qaadandontaa fashilkaas dhacay iyo been abuurkaas ay ku qabatey markii labaad dalka jabuuti ? Su,aasha kale ee is weydiintale waxay tahay maxaa u banaan MR: boreh oo ku guulaystey markii labaad maxakamada dalka UK ama boqortooyada ingiriiska,markii aan xidhiidh la sameeyay nin kamid ah dadka ka ag ka dhaw dhaw wuxuu noo cadeeyay madaama aan fashilinay ragiimka ina geele shirqoolkiisii siyaasadaysnaa ee uu rabay inuu ku xag xagto maal qabeenka ahna madaxda macaaradka ee dalka jabuuti. Maxamed oo hadakiisa sii watey wuxuu noo sheegay iney maanta guuli u soo hoyatey umada reer jabuuti ee cadaalad jecel waa guul u soo hoyatey dumuqraadiyada waa guul u soo hoyatey dhamaan wixii dulman oo dhan waa guul u soo hoyatey macaaradka reer jabuuti. Maxamed wuxuu intaas ku daray oo uu yidhi waxaan weydiisan doonaa maxakamada madax banaan ee cadaalada ku dhisan ee dalka ingiriiska taliska laxashka saaran ee dalka jabuuti inuu magdhow balaadhan uu bixiŷo madaama uu sharaftii maal qabeenka uu wax yeelay xoolihiisiina bililiqaystey dadkiisiina qaarna laayay ,qaarna xidhxidha,qaarna uu masaafuriyey qaarna la laayahay,markaa qasaaraha uu noo geystey talisku maaha mid la soo koobikaraayo. Dacwadii oo ku qoran afka ingiriiska hoos ka akhrista Minister of Djibouti exposes persecution of political opponents 30 October 2015 Maxamed999@uk hotmail.com
COMMENTS
|
Latest News
|