Published:

Dawlada djibouti ee uu hogaamiyo madaxweyne geele oo ku fashilantey dacwadii ay ku waday maal qabeenka reer jabuuti MR: abdirahman mohamed mahamud boreh ee ka socotey arliga dalka ingiriiska.By maxamed jeex

Sida ku cad warqadan ku qoran afka ingiriiska dacwadaas waxaa ku guulaystey mudane abdirahman boreh sida ay noocadeeyeen dad goobjoogayaal ahi waxay sheegeen iney maxakamadu ay la yaabtey dadkii uu soo dirsadey ina geele ee rabay iney furaan markhaatibenalayaal taasoo dhamaan u suurta galiweyday wixii ay wateen kuwii uu soodiray ina geele.

Nimankaas uu soo xoshay ina geele dhamaantood waxaan ka ahayn 2 labo nin waxay ahaayeen reerka uu yahay madaxweynuhu waana sidan magacyadoodu
1) sacad cumar geele walaalkii ina geele
2) ismail taani inadeerkii ina geele
3 abubakar xadi inadeerkii madaxweynaha ina geele
4) said dhaxguur inadeerkii ina geele
5) abaneh wakiilkii wasaarada maaliyada jabuuti inadeerkii ina geele
Dhamaan dadkaasi waa qabiilka madaxweynaha oo ah mamaassan)
6) dileita mohamed dileita raysal wasaarihii hore ee dalka jabuuti (cafar)
7) ilyaas muuse dawaale wasiirka maaliyada jabuuti ( qabiilka fuurlabe)
Halkaasi waxaa ka cadaatey dadkaa uu soo diray madaxweyne geele iney yihiin reerkiisa laakiin uu ku soo daray labo aan awood lahayn oo uu soo dabadhigey ilmaadeeradii.

Hadaba fashilaada ugu weyn ee meesha ka dhacday waxay tahay markii raysal wasaarihii hore ee dalka jabuuti uu markhaati lama filaan ah kooxdii soo diratey uu ku cadeeyey,hadalkaasina wuxuu badaley dhamaan qadiyadii dacwada,wuxuuna markiiba xaagingii u cadaatey in dhamaan dacwada lagu soo oogay MR: boreh iney ahayd been abuur uu soo samaystey ama uu soo qorsheeyey madaxweyne ismail omar guelle.

Waxaa is weydiinleh qadhaadhka ay maxakada caalamiga ah ee dalka UK maxay ka qaadandontaa fashilkaas dhacay iyo been abuurkaas ay ku qabatey markii labaad dalka jabuuti ?

Su,aasha kale ee is weydiintale waxay tahay maxaa u banaan MR: boreh oo ku guulaystey markii labaad maxakamada dalka UK ama boqortooyada ingiriiska,markii aan xidhiidh la sameeyay nin kamid ah dadka ka ag ka dhaw dhaw wuxuu noo cadeeyay madaama aan fashilinay ragiimka ina geele shirqoolkiisii siyaasadaysnaa ee uu rabay inuu ku xag xagto maal qabeenka ahna madaxda macaaradka ee dalka jabuuti.

Maxamed oo hadakiisa sii watey wuxuu noo sheegay iney maanta guuli u soo hoyatey umada reer jabuuti ee cadaalad jecel waa guul u soo hoyatey dumuqraadiyada waa guul u soo hoyatey dhamaan wixii dulman oo dhan waa guul u soo hoyatey macaaradka reer jabuuti.

Maxamed wuxuu intaas ku daray oo uu yidhi waxaan weydiisan doonaa maxakamada madax banaan ee cadaalada ku dhisan ee dalka ingiriiska taliska laxashka saaran ee dalka jabuuti inuu magdhow balaadhan uu bixiŷo madaama uu sharaftii maal qabeenka uu wax yeelay xoolihiisiina bililiqaystey dadkiisiina qaarna laayay ,qaarna xidhxidha,qaarna uu masaafuriyey qaarna la laayahay,markaa qasaaraha uu noo geystey talisku maaha mid la soo koobikaraayo.

Dacwadii oo ku qoran afka ingiriiska hoos ka akhrista

Minister of Djibouti exposes persecution of political opponents

30 October 2015
On Day 9 of the continuing battle between the Government of Djibouti v Mr Boreh, Djibouti ex-Prime Minister Dileita Mohamed Dileita faced difficult questions in the London High Court.
Answering questions from Mr Waller, the defendant’s representative, Mr Dileita revealed that in 2007 he had lunch with Mr Boreh to discuss the political scene in Djibouti and whether it was right that Mr Guelleh should be able to sit for a third term, requiring an amendment to the constitution. Mr Boreh spoke out strongly against the constitutional amendment as a threat to democracy and revealed that he had presidential ambitions of his own.
The then Prime Minister admitted that he reported the news back to Mr Guelleh. A campaign of persecution against Mr Boreh soon followed, including arbitrary tax claims, seizure of his assets in Djibouti, harassment and deportation of his employees in Djibouti and various Djibouti Court actions orchestrated by the State. The international businessman was convicted of terrorism in his absence in 2010. This terrorism conviction collapsed upon examination by the London courts, and the Republic of Djibouti’s evidence was described as “evasive and misleading” by Mr Justice Flaux in March 2015. The current corruption trial against Mr Boreh in London is the latest stage in President Guelleh’s attempt to destroy a political opponent.
The issue of political prisoners and oppression of political parties was also highlighted in the cross-examination of Mr Dileita. Facing accusations of violence and oppression during election campaigns including the false imprisonment of journalists, Mr Dileita contended that the 100% vote count in favour of Mr Guelleh in 1999 was due to a lack of coherent opposition and that the 80% margin victory in 2011 was a fair reflection of the nation’s wishes.
Asked repeatedly whether he knew that Mr Boreh owned the Dry Port in Djibouti, Mr Dileita denied all knowledge. However, Justice Flaux commented that the ex-Prime Minister must be “in a minority of one”.
The trial continues.

Maxamed999@uk hotmail.com
London uk

News Related