Gabileynewsonline.com
Fanaanka Cabdi Haybe Laambad iyo Asxaabtani Waxa Tacsi udirayaan qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed, ee uu ka baxay wariyihii caanka ahaa ee Axmed Xasan Cawke.
November 22, 2015 - Written by admin

ggg

Tacsi 1- Cabdi Haybe Laambad 2- Muuse Maxamuud Ciise ( Dalmar) 3- Sayid Maxamed Yuusuf 4- Maxamed Xirsi Guuleed 5- Nuux Ismaaciil 6- Cabdiraxmaan Xaashi 7- Cumar Xaaji Bile Aadan 8- Yuusuf Xaaji Xasan 9- Siciid Ismaaciil Aadan 10-Mustafe Axmed Maxamed 11-Aamiin Xasan Cabdi 12-Mustafe Maxamuud Ciise Dhammaan dadkani oo ka mid ah jaaliyadda Soomaalilaan ee Iswiidhan, kana tirsan bahda hal-abuurka, waxa ay tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan bulsho weynta Soomaaliyeed, ee uu ka baxay wariyihii caanka ahaa ee Axmed Xasan Cawke. Ilaahay samir iyo iimaan ha innaga wada siiyo, isagana Ilaahay ha u danbi dhaafo oo qabriga ha u nuuro.

COMMENTS
Latest News