Gabileynewsonline.com
Hambalyo Meher Wacan Yurub Cabdi Xaaji iyo Mubaarik Maxamud Muuse Cawil oo meherkoodu ka dhacay Maanta magaalada Hargeysa
November 12, 2015 - Written by admin

meher99Meherka  Yurub Cabdi Xaaji  iyo hambalyo3

Dhamaan dadka Hoos ku qoran   oo kala ah :

Hooyo  Ardo Maxamuud

Aabo Cabdi Xaaji Cali

Muuna Cabdi Xaaji , Ninkeeda iyo Caruurteeda

Khadan Cabdi Xaaji iyo Ninkeeda iyo Caruurteeda

Khaalid Cabdi Xaaji

Hoodo Cabdi Xaaji

Xamse Cabdixaaji

Abokor Cabdi Xaaji

Umulkayr Cabdi Xaaji

Axmed Zaki Cabdi Xaaji

Yaasir cabdi Xaaji

Muntaha Cabdi Xaaji

Isra Cabdi Xaaji

Camaar Cabdi Xaaji

anas Cabdi Xaaji

Dhamaan  reer Xaaji Cali Waxay dhaleen iyo Waxa sii Dhaleen iyo Ehelka  iyo Qaraabaada oo kala joogta wadanka Gudihiisa iyo Dibadiisa.

Reer Xaaji Cali Waxay  Duco khayr leh u Dirayaan Meherka yurub Cabi Xaaji  Cali iyo ,Mubaarik  Muuse Cawl oo maanta meherkodou ka dhacay magaalada Hargeysa, Waxaan dhamaanteen leenahay  han qodo Reerkii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela.

Sidoo kale waxa iyaguna halkan  Tahniyada diraya Mustafe Qarbooshe iyo   Xaaskiisa Istahil Aw Cali

Iyo Ciyaalkooda iyo reer aw Cali Timacase  .

Waxa iguna  Tahniyadan oo kale Hawada  u soo marinaya  reer Aw Cali Daahir Guuleed oo wadnaka Gudihisa iyo Dibadiisa kala joogga

 

Aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

COMMENTS
Latest News