Published:

Tan iyo intii kastamka togwajale loo soo Magacaabay ninka lagu magacaabo Mr Cawke oo laga dhigay Maamulaha Kastomka togwajale waxa jira habdhaqan cusub oo uu soo kordhiyey Maamulahani kaasi oo lid ku ah Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Kukmiye Muj Muuse Biixi Cabdi iyo Xisbiga Kulmiye, Masuulkan oo xidhiidh toosa la leh Isbahaysiga Barakacayaasha Xisbiga Kukmiye ee uu Hogaaminayo Samaale, dagaalka uu kula jiro Masuulkani Xisbul xaakimka iyo xukuumada uu ka tirsanyahay ayaa hoos u dhacweyn ku keenay taageerayaashii Xusbiga, waxanay dadku isweydiinayaan  Wasiir Samsam waxay uga aamusantahay ee ay tallaabo uga qaadi laadahay,  mise xog buuran ayaanay ka haynin Xaalada Maamula Kastomka oo u tafaxaytay abaabulka BARAKACAYAASHA SIYAASADDA EE XISBIGA KULMIYE ku dhex barakacsan walina aan Magan galyo ka helin Xisbiyada Mucaaridka ah,
Arinta ugu dambeysay ee Bulshada Deg. Ka cadhootay waxay tahay Mr Cawke oo dacaayada ka dhan ah Musharaxa Muuse biixi ka diyaariyey socdaalkii Musharaxa iyo Madaxweyne ku xigeenku ku yimaadeen Aaskii Allaha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke,
Waxana uu masuulkani lacaga ku bixiyey faafinta dacaayado ka dhan ah hogaamiyayaashan taasi oo suuqa galiyey isagoo ku hadaaqaya Nimanka aad U ololaynaysaan waa kuwaa ka soo cadhooday Aaska,
Hadaladaasi iyo wax ka sii liita ayuu kharash ku bixiyey si suuqa iyo mediayaha loo galiyo ,
Hadaba waxa looga fadhiyaa Wasiir Samsam in ay jawaab ka Bixiso Kastomka Togwajale oo Noqday Xarunta BARAKACAYAASHA SIYAASADDA , hadii kale waxan u fahmaynaa in Wasiir samsam ay ogtahay
La soco Qaybaha kale
By Mustafa Sh Abibaker Hussen

News Related