Published:

Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland Aamina Sheekh Maxamed Jirde, ayaa maanta agab kala duwan u qaybisay Xarumaha Caafimaadka ee Sheekh Cumar,

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

iyo Dhakhtarka weyn gaar ahaan qaybta caruurta aan gaadhin wakhtigii ay ku dhalan lahaayeen balse ka soo hormaray 9ka bilood, qalabkaasi oo isugu jiray mid casriya oo lagu korin doono caruurtaasi, dawooyin iyo Sariiro Casriya, ka dib markii ay maamulka xarumahaasi marwada u gudbiyeen baahiyahooda.

 

Marwada Qaranka oo ka jawaabaysa Baahiyahaasi, kaashanaysana Hay’adda UNFPA, oo marwada u dooratay inay Wakiil buuxa uga noqoto Ololaha yaraynta ama dabargoynta Ummul raaca Afrila oo loo soo gaabiyo CARMMA.

 

Sidoo kale Marwada Madaxweynaha Qaranku waxay kormeer ku soo martay cusbitaalka guud ee hargeysa, gaar ahaan qaybta degdega ah (Emergency)  ee hada loogu shaqeeyo dhakhtarka weyn, balse la damacsan yahay in loo dhiso qayb weyn oo ay maanta dhagax dhigeen wasiirka caafimaadka Dr Xagtlatoosiye iyo Marwada koowaad, maalgelintiisana ay gacan ka geysanayaan

News Related