Published:

Waxaa si xush-mad iyo maamuus-leh la idiina ogeysiinaya  ina bishan 20-11-2015

la qaban doono xaflad lagu taageerayo Musharaxiintii xisbiga kulmiya ee loo cug-tay
inay noqdaan Tar-tamayaasha doorashada maddaxtooyada ee jamhuuriyda Somaliland
sannad 2017 hadii alla awooda lehi yidhaahdo, 2da musharax oo kala ah sida hoos ku qoran:-
1- Muuse Biixi cabdi  u tartami doona madaxweyne.
2- Cabdiraxmaan Saylici oo u tar-tami doona  Madaxweyne ku xigeen.
Xafladu waxaa lagu qabana doonaa ama  ka dhici doontaa Magaalada Denn-Haag  Cinwaankuna
waa sida:-
Uitenhage str.90
2571PW Den-Haag
Waxaa kale oo habeenkaasi idin maawelin doona fanaanii aad u qaaliya. Xafladu waxay bilaabmi doonta
18:00, Waxaa la idinka codsanayaa inaad wakhti dhawrtaan.
Mahadsanidin,
N.B.
Waxii faafaahin ah kala xidhiidh telefoonada hoos ku qoran:-
1-  Maxamed Yuusuf Buux  Gudoomiyaha Guurta Jaaliyada Holland.tel. 0684297521
2- Xassan Cade  Gudomiayah Xisbiga Kulmiye ee Holland. tel:-0681479439
muuse-saylici

News Related