|
|||
Gabileynewsonline.com
Shirkada Dahabshiil Group oo Tacsi ui Diraysa ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Marxuum Axmed Xasan Cawke
November 17, 2015 - Written by adminInnaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group (Cabdirashid Maxamed Siciid), Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo Dhamman Wakiilladda Shirkadda Dahabshiil waxa ay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii , iyo Shacabkaba. Geerida ku Timid, Marxuum Axmed Xasan Cawke oo Xalay (16 November, 2015) ku geeryooday Magaaladda Jigjiga, DDSI, waxaanay ilaahay uga baryayaan marxuumkaasi in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeyna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
AAMIIN …………… AAMIIN …………………. AAMIIN.
COMMENTS
|
Latest News
|