Published:

Warsaxaafadeed ay soo Saareen Ururka Suxufiyiinta ee Somaliland website journalists association SLWJA Ayaa waxay Cod dheer ku dhaleeceeyeen Hab dhaqanka Dawladda ee sida indho la,aanta ah ay ku afduubtay Labadda SUXUFI ee kala ah Wariye Siciid khadar oo ka tirsan BULSHO TV IYO tifaftiraha Wargeyska HUBSAD

Haddaanu Nahay Ururka Suxufiyiinta ee Somaliland Website journalists association SLWJA oo ah Ururka ay ku midoobeen Saxafiyiinta websiteyadda Somaliland aad ayaanu u canbaareynaynaa Xadhigaasi sharci darradda ah .

waxaaan si araxan daro ah ucambaaaraynaynaaa xadhiga xaqdarada ah, ee goordhawayd aykula kacday labadawariye ee kahawlgala bulsho tv iyo gudoomiyaha, wargayska hubsad iyo tifaftirahii wargayskaasi oo xeer ilaaalinta soomaaaliland si sharafta,kabaxsan ay ciidamada Booliisku kaga qafaasheen maxkabada gobolka hargaysa ,hadii aanu nahay saxafiyiinta kahawlgasha soomaaliland ,waxaanu canbaaraynaynaaa falka xadhigaasi waxaaanan xukuumada soomaaliland usoo jeedinaynaa inay islayaabto dibna isagu noqoto oo wariyayaashaas xoriyadooda dhaqso ugu soo celiso.

Warsaxaafadeedkan waxa ku saxeexnaa Afhayeenka Ururka Somaliland website journalists association SLWJA Wariye Mohamed mussa inji …….

ALLAA MAHAD LEH

Email: Somaliland_website_journalists_association@live.com
mahamad95@hotmail.com

Hargeysa
SomalilandSLWJA

News Related