Published:

cukuse nin rageedHargeysa(GNO)-tirada guud ee shirka fadhidaa waa 365 xubnood oo ka tirsan golaha dhexe ee kulmiye.

shir gudoonka golaha oo ah jaamac shabeel waxa uu cod galiyey tirada u codanaysa in uu musharax muuse biixi
noqda musharaxa madaxweynaha xisbiga kulmiye Muuse biixi Cabdi:344 xubnood ayaa ogolaaday
waxa diiday 14 xubnood wax ka aamusay 7 xubnood

sidaasina waxa uu ku noqday musharaxa madaxwayne ee xisbiga kulmiye
waxaa xusid mudan in dadkii diiday uu si weyn uga dhex muuqday wasiirka warfaafinta c/laahi cukuse
oo noqday ninka kaliya ee go,aanka ka qaatay in uu u codeeyo musharax muuse biixi cabdi.

Tirada Codadka musharaxiinta madaxweyne ku xigeenka oo ay u tartamayaan Saleebaan Ciise Axmed Xaglo-toosiye
iyo C/raxman C/laahi saylici oo ah halka xamaasada ugu badani ka taagan tahay ayaa waxaa ugu horayn codka loo qaaday mudane saylici
oo markii koowaad uu khalkhal gallay, oo tiradu isku qasantay laguna celiyey waxaa markii labaad ee codka dib loo saxayey
waxaa u codeeyey c/raxman saylici :230

waxaa sidoo kale isaguna codka loo qaaday mudane saleeb xaglo toosiye oo hellay: 124 cod ayuu hellay waxaana sidaasi ku hadhay saleebaan xaglo toosiye.

doorasho

 

sawir sax sawir shirka kulmiye

 

 

News Related