Gabileynewsonline.com
Wasiirka Warfaafinta ee Somaliland Mr cukuse oo la sheegay inuu dhistay 3 GURI OO Bangalooyin ah iyo 2 Fooq Taasi uu ka dhistay sida la sheegay Caawimooyinkii Soo gaadhay wasaaraddiisa
November 26, 2015 - Written by admin

guri …….

 

 

Halkani waxaa ka muuqda Gurri Fooq ah oo ah kii ugu danbeeyay ee uu dhistay kaasi oo aanu sawir kasoo qaadnay xaafadda masallaha ee Koonfurta magaaladda Hargeysa …

Haddii xaal sidan yahay waxay isweydiintu waxay tahay wasiirkan Gunaddii shaqalaaha ka dhistay Guryahan Afarta ah Maxay ka yeeli doonaan shaqaalaha uu wasiirka u yahay oo waayadan danbe kacsan ogaadayna inuu gunaddii uu sheegi jiray haatan uu si shaqsi ah ugu tagri fallay …

 

BAHDA Gabileynewsonline.com

Kala soco wixii warkan kasoo kordha shabakadda caalamiga ah ee gabileynewsoline.com

……………………………………………Hargeysa Main office……………………………………………..

COMMENTS
Latest News