Waxaan la Ogaysiinayaa Dadweynaha Somaliland Kuwo Dalka Gudahiisa jooga ee iskaga goosha magaalooyinka in Hotel Gollis ee kaaga Furnaan Jiray Magaaladda Hargeysa lagaaga Furay Magaaladda Ganacsi ee Wajaale Cuntooyinkii Ad ku Baratay Huteelkaasi sida Hilibkii oo dhawr Nooc hilib geel Kaluunkii oo isaguna dhawr Nooc ah ugu Hagaag Degmadda Togwajaale Wuxuu ku Yaalaa Waddada Tagta Immigrationka wajaale intaanad gaadhin Kontroolka eeg dhinacaaga Bidix Boodhkiisa ayaad Arki doontaa sidoo kale Xafladdaha ayaad ku dhigan kartaa Meheraddaha iyo aroosyadda .
Ha Moogaan Gollis Hotel Wajaale
Wariye Mohamed mussa inji
Hargeysa
somaliland