Published:

XafladGetAttachment (3) GetAttachment (4) GetAttachment (6) (1) si heer-sare loo soo agaasimay oo uu soo qaban -qaabiyey Gudoomiayah Xisbiga kulmiye
oo lagu taageeray musharaxiinta Xisbiga kulmiye ee u tartami doona doorashda 2017 marka uu
dhamaado wakhtiga Madaxweynuhu.Ayaa lagu qabtay Magaalda Den-Haag ee dalka Holland.

Munaasabadaas waxaa si weyn uga soo qayb galay tageerayaasha Xisbiga kulmiye,Guurtida, iyo dadweyne aad u tiro badan. Waxaa halkaan hadlo kooban ka soo jeediyey Madaxda Jaaliyada iyo odey dhaqameeydo
goobta ku sugnaa

Labada masuul ee xaflada lagu taageerayey ayaa iyaguna khadka telefoonka kaga qayba qaatay, halkaasina
ka soo jeediyey khudbado kooban, arrintaasi oo shucuurtii dadka sare u qaaday, sacab iyo mashxarad lagu
qaabily.

News Related