Gabileynewsonline.com
Xaflad lagu Taageerayo Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Cabdiraxmaan Saylici oo ka dhacday Dalka Malaysia (Daawo Sawiro)
November 17, 2015 - Written by admin

waxa wadanka malaysia caasimadiisa ka qabsoontay xaflad aan hore nooceeda looga arag, taasi oo ardayda wax ka barataa ku muujiyeen cududa ama taageerada ay u hayaan xukuumada iyo xisbul xaakimkeeda.

received_10208559349969413

 

received_10208559350009414

 

 

received_10208559360929687

received_10208559360529677

 

received_10208559353409499

received_10208559360489676

received_10208559355249545

received_10208559352769483

received_10208559349969413

 

waxa halkaa taageero gaar ah oo isugu jirta hambalyo iyo guubaabo loogu direy labada murashax ee kala ah . muuse biixi cabdi iyo kuxigeenkiisa cabdiraxmaan cabdilaahi saylici,
waxa ardaydu ay aqoontooda ku muujiyeen in xisbiga kulmiye noqday xisbiga kaliya ee leh qorshe siyaasadeed dhab 5 sano ,
waxa ardaydu muujisay xukuumada iyo madexweynaheeduba dadaalka ay ugu jiraan horumarta qaran iyo baahi tirka baahiyaha qarankan uu leeyahay.

received_10208559360609679
waxa lagaga hadlay arimaha waxbarashada, nabad galyada iyo horumarka uu dalkenu u jeedo.
waxa hambalyo loo direy madexweynaha qaranka talaabadii uu dhex dhexaadka uga ahaa doorashooyinkii xisbiga.
gabagabdii waxa aad loo hambalyeeyay labada murashax iyagoo loo rajeeyay guul.

COMMENTS
Latest News