Published:

Sida ad ka arkaysaan Magaaladda Sayladda Ganacsiga ee Somaliland iyo itoobiya ee degmadda Togwajaale ee ka Tirsan Gobolka Gabiley Socdaal dhawaan ay ku tageen Wariyayaal ka tirsan shabakadda caalamiga ah ee Gabileynewsonline waxaanu ku aragnay heshiish waddooyinka dhinacyadeeda yaala oo aan laga gurin islamarkaasna aan xil weyn layska saarin haddaba yaa u xilsaaran Xashiishka Dawladda hoose ee degmadda Togwajaale..

Wakhtigii uu Gudoomiyaha hore ee degmadda Togwajaale ee ka horeeyay gudoomiyihii xilka wareejiyay ka horeeyay ee aaden shine waxa uu xaashi Maxamuud cabdi uu u xil saaray Qaybtii xashiishka u igmadday Nin lagu Magacaabo Axmed naasir suldaan cabdiraxmaan sheikh muxumed oo ay walaalo yihiin suldaanka Gobolka Gabiley Suldaan ismaaciil suldaan cabdiraxmaan kaasi oo wakhtiyaddii hore ahaan jiray Gudoomiye kuxigeenka degmadda Awbare ee ismaamulka Itoobiya kaasi oo keenay iskaragooyin gura xashiishka oo leeyahay halka markii hore lagu guri jiray kaariyoonayaal ay lahayd dawladda hoose ee degmadda Togwajaale .

Haddaba Maxaa ku dhacay Hawlihii Xashiish ururinta ee uu uxilsaarnaa Mr. Axmednaasir suldaan cabdi Muxuu saluugay maxaa hakiyay dardartii ay ku bilaabeen hawlaha xashiish ururinta ee ay bilaabeen waxaanad Moodaa magaaladda Togwajaale ay tahay magaalooyinka ugu xashiishka badan dalka magaaladda ay tahay magaalo ganacsi oo baco iyo karatoomo badan oo alaabo laga furay ayaad arkaysaa oo laamayda ama waddada dhinacyadeeda yaala taasi xanuuno ay ka dhalan karaan wakhtiyadda Roobku jiro ee ilaa xiligan ka jira.

Gudoomiyaha Degmadda Togwajaale Mudane Cabdicasiis Saleebaan ayaa bilaabay Hawlo isbedel ku sameeyay dhawaan Waaxdii dhulka waxaanaynu sugi doonaa maalmaha soo socda waxaana la filayaa inuu gudda geli doono waaxyaha kale ay saluugeen Dadweynaha loo adeego ee u badan Ganacsatadda Degmadda Togwajaale haddii eebe ogollaado inshaa alaah…

Qalinkii Wariye Mohamed mussa inji

Hargeysa

Somaliland

Email.mahamad95@hotmail.com

Www.gabileynewsonline.comxashiish-gurid

News Related