Gabileynewsonline.com
Macaaradka USN ta reer djibouti oo si wadajir ah u soo dhaweeyey sheekh cabdiraxmaan suleebaan bashiir oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Brussels.
December 15, 2015 - Written by admin

image

Wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo sheekh cabdiraxmaan suleebaan bashiir oo maanta soo buuqdey dalka belgium gaar ahaan caasimada brussels halkaasna waxaa ku soo dhaweeyey dhamaan macaaradka reer djibouti oo si mugleh ku qaabiley sheekha iyo waftigiisaba.

Hadaba buuqashada sheekha ayaa waxaa la filayaa inuu la kulmo dhamaan macaaradka reer djibouti oo dhan ee degan dalka belgium.

Sheekhu wuxuu ku farxay soo dhaweynta balaadhan ee ay u sameeyeen macaaradka reer djibouti ee degan dalkan wuxuu u duceeyey dhamaan umada islaamka gaar ahaan dadkii reer jabuuti gudo iyo dibadba.

Sheekha oo sii watey hadalkiisa ayaa sheegay inuu la kulmi doono dhamaan macaaradka reer djibouti ee degan dalka belgium wuxuuna u sheegay dadkii ka soo qaybgaley soo dhaweyntiisa oo uu ku yidhi waan inii duceeyey waanan ku faraxsanahay sidaad ii soo dhaweyseen ee aad ii qaabisheen.

Allaa mahad leh
By maxamed jeex
Brussels.

COMMENTS
Latest News