Gabileynewsonline.com
DAAWO NIN KA CADHOODEY HOTEL OO GAADHI GALIYEY
December 17, 2015 - Written by admin

Maraykan ah oo ka cadhooday biilka lagu soo dalacay, ayaa inta uu gaadhigiisi oo hudheelka hor yaala inta uu ku dhacay, gudaha u geliyay hudheelkaas, waxaanu ninkani sida kamaradaha ilaaladu duubeen uu isku dayay inuu wada jiidho shaqaalaha gaar ahaan kuwa jooga makhalka.

Ninkan oo aan magaciisa la baahin, ayaa la sheegay inuu ka cunteeyay hudheel ku yaala magaalada Oklahoma, ee dalka Maraykanka, kaas oo biilkii lagu soo dalacay uu ka cadhooday, ka dibna inta uu si deg deg ah u baxay, ee uu baabuurkiisi istaadhay mar kaliya isagoo xawaare sare ku socda gudaha u geliyay hudheelkii.

 

 

COMMENTS
Latest News