Gabileynewsonline.com
Gudidii ka Soo Talo Bixinta Sicir bararka oo Sariflayaasha Kulan la qaatay
December 17, 2015 - Written by admin

Gudidii uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u Xilsaaray ka soo Talo bixinta Sicir bararka dalka ka taagan ayaa maanta qasriga Madaxtooyadda Kulan kula qaatay Sariflayaasha Kala duwan ee dalka

COMMENTS
Latest News