Gabileynewsonline.com
FARSAMO IYO HINDDISE CAJIIB AH KU SOO BANDHIGAY BUUHOODLE (GABILEYNEWSONLINE.COM DAAWO VIDEO
December 21, 2015 - Written by admin

FARSAMO IYO HINDDISE CAJIIB AH KU SOO BANDHIGAY BUUHOODLE
(GABILEYNEWSONLINE.COM
Wuxuu ka soo jeedaa qoys dan yar oo hooyadiina weliba gacan ayay naafo ka tahay

Waxa aad halkan kaga bogan kartaan warbixin uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) ka sameeyey Guuleed Aadan Cabdi oo ah wiil yar oo 13 jir ah, isla markaana ah agoon ku nool magaalada Buuhoodle. Waxa halkaa dhawaan lagu soo bandigay farasamo iyo hindise uu is baray. Wuxuu ka soo jeedaa qoys dan yar oo hooyadiina weliba gacan ayay naafo ka tahay.

 

 

COMMENTS
Latest News