Gabileynewsonline.com
TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOTA DHAMAAN SHACABKA REER DJIBOUTI WAXAA TACSIDAN DIRAAYA MUDANE CABDIRAXMAAN BOORE.
December 23, 2015 - Written by admin

TACSI TIIRAANYO LEH OO KU SOCOTA DHAMAAN SHACABKA REER DJIBOUTI WAXAA TACSIDAN DIRAAYA MUDANE CABDIRAXMAAN BOORE.

MAR UU BAANTA LA SOO XIDHIIDHEY WARBAAHINTA MADAXA BANAAN EE GABILEYNEWSONLINE.COM AYAA MUDANE BOORE WUXUU NOO SOO GODBIYEY TACSIDAN UU U DIRAAYA UMDA REER DJIBOUTI OO DHAN.

Waxaan ka tacsiyeynayaa shacabka reer jabuuti geeridii tiiraanyada lahayd ee ku habsatey shacabkayaga reer djibout ee ku timidey waxaan leeyahay inta dhimatey ilaahay H.U.N inta dhaawaca ahna ilaahay hacaafiyo aamiin aamiin waxaan leeyahay Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun nafkastaaba wey dhiman.

Waxaanse ka xumahay sida ay wax u dhaceen iyo sida shacabka loola dhaqmay waa arin aan laga fiirsan waa arin ay ku jirto masuuliyad xumo aad u qaldan.

Shacabka waxaan leeyahay dadkaasi wey inaga wada dhinteen inta dhaawaca ahna ilaahay habogsiiyo aamiin aaaaammmmiiiiinnnn.

WAXAAN KA CODSANEYNAA CAALAMKA INUU UDIRO DAD KHABIIRO AH OO SOO XAQIIJIYA SOBOBTA KEENTEY XASUUQA LOO GEYSTEY SHACABKA REER DJIBOUTI KADIBNA SI LOO MAXAKAMADEEYO DABIILAYAASHII MASUULKA KA AHAA XASUUQAA KA DHACAY BALBALA .

Wabilaahi towfiiq uk london

COMMENTS
Latest News