Gabileynewsonline.com
Daawo Muqaal:halista nin Muqdisho ka faafiya Diinta masiixiga oo Sheekh caani ka digay,Waa Kuma …??
December 28, 2015 - Written by admin

Sheekh Axmed dheere oo ka mida Culumadda waaweyn ee Dalka Canada ku nool ayaa habaaray nin lagu magacaabo Maxamed Cajiin oo Muqdisho ka faafiya diinta Masiixiga.

daawo-muqaalhalista-nin-muqdisho

COMMENTS
Latest News